Warsidaha Puntland

 

WARSIDAHA PUNTLAND WAA TODDOBAADLE AY SOO SAARTO WASSAARADDA WARFAAFINTA PL

WUXUU KA SOO BAXAA GAROOWE CAASIMADA DAWLAD GOBOLEEDKA PUNTLAND EE SOOMAALIYA

Tirsi 100-aad   Khamiis, July 12, 2001    
 

Home

Puntland Related Sites
Somalia SitesS

 

 

 

 

 

 

Wararka Warsidaha iyo Todobaadka

AGAASIMAHA GUUD EE WARFAAFINTA OO LA SHIRAY SHAQAALAHA AGAASINKA. Agaasimaha Guud ee Agaasinka Warfaafinta, Dha-qanka, Boosaha iyo Isgaarsiinta, Dr, Maxamuud Caynab Maxamuud ayaa kula shiray Shaqaalaha Agaasinka Guud ee Warfaafinta Xarunta Agaa-sinka Guud.

FAX-YO LOOGU TAHNIYADAYNAYO MADAXWEYNAHA DAWLAD GOBOLEEDKA PUNTLAND.Warqado FAX-yo oo lagu taageerayo doorashada mar labaad loo doortay Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland kuwaasoo oo aanu ka helnay meelo ka mid ah dalka gudihiisa ayaa u qornaa sidatan.

SHIR LAGU QABTAY XARUNTA GOBOLKA NUGAAL. Shir ay ka soo qayb galeen Waxgaradka Gobolka Nugaal, ayaa lagu qabtay Xarunta Go-bolka Nugaal, shirkaas oo lagaga hadlayey xaalada nabadgelyo ee Magaaladu maanta ku sugan tahay iyo meesha uu marayo xaalada Garoonkii hore ee diya-aradaha oo dad goostay.

DAWLAD GOBELEEDKA PUNTLAND OO HESHAY TAAGEERO WEYN . Warar aan maanta kahelay   Bo-osaaso ayaa sheegaya in DGPL ay taageero aad u ballaaran kaheshay  bulshada Gobolka, shacabka iyo Ciidamada Dara-awiishta.

URURKA TAAGEERAYAASHA GUDDOONKA DASTUURKA CUSUB IYO XILLI KORDHINTA DGPL OO SOO SAARAY WARSAXAAFADEED. OGGOL, oo ah urur madax bannaan, ahmiyadiisuna tahay in uu noqdo codka dadka tirada badan ee aaminsan, taageersanna jiritaanka DGPL, cambaara-ynaynaa sida ugu adag warkii Yuusuf Xaaji Nuur ay 01/07/01-da BBC-da laanteeda afka Soo-maaligu baahisay.

RA’YIGA DADWEYNAHA: PUNTLAND MAXAY TAHAY, MAXAANSE KA DAMACSANAHAY. |Haddaba, Puntland, meel maran ayay wax ka bilowday oo cahdi ayey qoratay, maaamulkiina wuxuu u dhismay qaab daw-ladeed iyo hawlo ka ballaaran intii cahdiga ku qornayd, shacb-igiina himilo weyn iyo sidii dawlad xoog badan ayuu ku bilaabay in uu ula xisaabtamo.| QAYBTII LABAAD | XIL. SAHRA CIISE FAARAX |  CODKA HAWEENKA|

 

 

Dasturka Puntland

DASTUURKA DAWLAD GOBOLEDKA PUNTLAND  Wuxuu WARSIDAHA PUNTLAND u soo gudbinayaa akhristayaashiisa qormo ka mid ah Dastuurka cusub ee Dawlad Goboleedka Puntland todobaad kasta.


OGAYSIIS

VACANCY

WOMAN CO-ORDINATOR


INVITATION to TENDER

REHABILITATION OF BARDA’AD PRIMARY SCHOOL

Ogaysiis


SUUGAANTA

Gabay

Halxiraalaha


Tirsiyadii Hore ee Warsidaha

Tirsi 29| Tirsi 30 | Tirsi 31|Tirsi 32Tirsi 34 | Tirsi 38|Tirsi 39 | Tirsi  40| Tirsi 41 | Tirsi  42| Tirsi 43 | Tirsi  44| Tirsi 45 | Tirsi  46| Tirsi 47 | Tirsi  48| Tirsi 49 | Tirsi  50| Tirsi 51 | Tirsi  52| Tirsi 52.1| Tirsi 53| Tirsi 55 | Tirsi 56 | Tirsi 57 | Tirsi 58 | Tirsi 59 | Tirsi  61| Tirsi 62 | Tirsi  63| Tirsi 65 | Tirsi  66Tirsi 67 | Tirsi  73Tirsi 74 | Tirsi  75| Tirsi 76 | Tirsi  77| Tirsi 78 | Tirsi  79Tirsi 80 | Tirsi  81Tirsi 82 | Tirsi  83| Tirsi 84 | Tirsi 85Tirsi 86 | Tirsi 87 | Tirsi 88 | Tirsi 89 | Tirsi 90 | Tirsi 91 | Tirsi 92 | Tirsi 94 | Tirsi 95 | Tirsi 97 | Tirsi 98 | Tirsi 99 |

 

 

 

Copyright © 2000-2001 by Warsidaha Puntland